Burcad hubeesan iyo telfoono ay dhaceen oo gacanta lagu dhigay (Daawo Sawirro)

Ciidanka booliska ee ka howlgala deegaanka Garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa qabtay seddex kamid ah burcadda hubaysan, kuwaa oo dhac iyo dhibaatooyin kalaba. Burcadan hubeesan ay qabteen ciidamada booliiska ayaa watay boota Bajaaj islamarkaana dhac ka geysanayay Deegaanka Garasbaley, waxa ayna dad shacab ah ka dhaceen ilaa iyo dhowr taleefan oo haatan ay gacanta … Continue reading Burcad hubeesan iyo telfoono ay dhaceen oo gacanta lagu dhigay (Daawo Sawirro)